Today marks the 80th anniversary of the establishment of Somali Youth League (SYL) on 15 May 1943 that represented the most decisive turning point in our struggle for independence,
as thousands of our young people decided to fight for the nation’s independence.
This is an important day in our calendar that reminds us of where we came from and the sacrifices that gave us this freedom.
Maanta waxa ay ku beeg
antahay sanadguuradii 80-aad ee ka soo wareegatay markii dhidibada loo taagay Ururkii gobonimo doonka ahaa ee SYL 15-kii May 1943-kii oo ka turjumaysay marxaladii ugu cusleyd ee halgankeena xornimo doonka ah.

iyadoo kumanaan dhalinyaradeena ah ay go’aansadeen inay u halgamaan xornimada qaranka.
Tani waa maalin muhiim ah oo ka mid ah jadwalka taariikhda, taas oo ina xasuusinaysa halkii aan ka nimid iyo naf hurida na siisay xoriyadan.